Maxay Yihiin Shuruudaha Looga Baahan Yahay Murashixiinta U Tartamaya Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka
Maxay Yihiin Shuruudaha Looga Baahan Yahay
Murashixiinta U Tartamaya Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka Muddo 100 maalmood ah, ayaa ka hadhsan wakhtiga loo qorsheeyey in ay dalka
ka qabsoonto doorashooyinka muddo dhaafay ee Wakiillada iyo deegaanka, oo la filayo in ay dhacaan 31
bisha May oo maanta 100 maalmood oo keliya innaga xigaan.
Xisbiyada iyo beelaha ayaa ju mashquulsan kala saarida Murrashaxiinta Goleyaasha Wakiillada iyo
Deegaanka, iyada oo maalmihii u dambeeyey Xisbiyadu aqbaleen murrashaxiin reerahoodu u gudbiyeen
Xisbiyada.
Komishanka Doorashooyinka, ayaa soo saaray Shuruudaha looga baahan yahay Murrashaxiinta Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka, kuwaas oo Xeerka guud ee doorashooyinku waajibiyey in ay buuxiyaan xubnaha
tartamaya, Shuruudahan, komishanku soo bandhigeen, ayaa ah kuwan hoos ku qoran.