"Kaligii Taliyuhu Runta Ayuu Necebyahay Asaga Iyo Nacamleeyayaashiisuba"

0
Monday February 22, 2021 - 13:22:55 in by salman abdi
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Kaligii Taliyuhu Runta Ayuu Necebyahay Asaga Iyo Nacamleeyayaashiisuba"

    "Kaligii Taliyuhu Runta Ayuu Necebyahay Asaga Iyo Nacamleeyayaashiisuba"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kaligii Taliyuhu Runta Ayuu Necebyahay Asaga Iyo Nacamleeyayaashiisuba" Astaamaha lagu garto kaligii taliye waxaa qayb ka ah naceyb ka runnta, qarinta xaqiiqada, ku mashquulinta bulshada dhalaal iyo dhalanteed aan meel dheer jirin, dhacdooyinka oo laga falceliyo Iyo Fogaan arag oo aan lala saaxiibin Runtii hadaladii xalay Madaxweyne Deni sheegay waa kuwo mudan in lagu amaano geesinimo- hadlaka iyo fogaan aragga, isaga oo ka digay halista uu Farmaajo ku yahay dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Waxa uu xalay Madaxwayne Deni nagu soo kordhiyay waa in wajiga runta ah ee Farmaajo uu sheegay: - Qabyaaladda hoos uga buuxda, waa ninka difaaca uga jira Gudoomiyeha dagmada Garbahaareey. - Labo wajiilanimada iyo daacadnimo darrada. - Kaligii talisnimada iyo caburinta uu ku haayo kuwa magantiisa noqday. - Duminta Sharciyada iyo burburinta dastuurka Intaas anigu waan ogaa laakin MD Deni wuxuu i dheeryahay inuu asagu goob joog ka ahaa fadhiyada lagu falanqaynaayay arimahaas. Warka MW Deni wuxuu u dhacayaa; Nin dhiiglihi ha iga qoro Nin dhoohanna yeelkadiis