Madaxweynaha Somaliland Aya Hada Tacsi U Dariy Geeridii Ku Timid Marxuum Cabdiraxmaan Maxamuud Ibraahim (Saqadhi)

0
Sunday February 28, 2021 - 15:33:45 in by salman abdi
  • Visits: 452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Aya Hada Tacsi U Dariy Geeridii Ku Timid Marxuum Cabdiraxmaan Maxamuud Ibraahim (Saqadhi)

    Madaxweynaha Somaliland Aya Hada Tacsi U Dariy Geeridii Ku Timid Marxuum Cabdiraxmaan Maxamuud Ibraahim (Saqadhi)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Aya Hada Tacsi U Dariy Geeridii Ku Timid Marxuum Cabdiraxmaan Maxamuud Ibraahim (Saqadhi) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhammbaal tacsi ah u dirayaa, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Maxamuud Ibraahim (Saqadhi) oo ku geeriyooday xalay oo ay taariikhdu ahayd 28/02/2021 Caasimada Somaliland ee Hargeysa, laguna aasay. Waxaanu madaxweynuhu marxuumka ku sifeeyey oday ka baxay dalka iyo dadka, door muhiimana ku lahaa dib u dhiskii dalka iyo nabadayntii shacbiga Somaliland ku dhaqan, xilal kala duwana ka soo qabtay xukuumadihii kala danbeeyey, wakhti xaadirkana ka mid ahaa xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye. Waxaanu Madaxweynuhu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. Murrashax X Golle Deegaa Ogtahay, In Xildhibaan L Yeedhi Doon Aad Mushah Lahayn, In Hantidada L Diiwaan Gel Dooro Mark Guuleysato B Gudaheed [Top Secret:- Somaliland O Muwaadin J Ku Xidhan K Heshiisay U Wareejinta D Hogaamiyah Xisbiga WAD Oo Soo Jeed Aan La Siyaasadeyn Gadoodka A Sameeyeen Ciidamada Qaranka Somaliland [ Muuqaal ] Dawlada Itoo Oo Gacanta Dhigtay Hub Badan & Tag Watay + Xaa Ugu Dambee Sawirro ] [Daawo:-] So Oo Si Adag U Hadlay Gado Ciidamada Qaranku Ay Sameeyeen I Ad removed. De