"Imika Ka Dib Cafiskii Siyaasiyiinta Somaliland Ee Xamar Tagta, Waanu Adkaynaynaa" Madaxweyne Muuse Biixi.

0
Monday March 08, 2021 - 13:00:00 in by salman abdi
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Imika Ka Dib Cafiskii Siyaasiyiinta Somaliland Ee Xamar Tagta, Waanu Adkaynaynaa" Madaxweyne Muuse Biixi.

    "Imika Ka Dib Cafiskii Siyaasiyiinta Somaliland Ee Xamar Tagta, Waanu Adkaynaynaa" Madaxweyne Muuse Biixi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Imika Ka Dib Cafiskii Siyaasiyiinta Somaliland Ee Xamar Tagta, Waanu Adkaynaynaa" Madaxweyne Muuse Biixi.

Madaxweyne Muuse Biixi waxaa uu sheegay in lasii adkeyn doono sharciga lagu qaadayo mas'uuliyiin kasoo jeeda Somaliland ee ka tirsan dawladda Soomaaliya, kadib marka ay cafis soo dalbadaan.

"Qolada Somaliland u dhalatay ee xamar joogta waxaan leeyahay idinka ayay ceeb idinku tahay hadda kadibna waanu adkayn doona cafiska loo fidinaayo siyaasiyiinta Somaliland sheegta in ay matalaan ee xamar joogta", Madaxwayne Muuse Biixi.