
31 Masuul Oo Hanti-dhawrku Soo Eedeeyay Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay.
31 Masuul Oo Hanti-dhawrku Soo Eedeeyay Iyo Xaaladihii
Ugu Dambeeyay. Madaxweynaha Somaliland oo mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in 31
masuul oo ka tirsan dawladda lagu eedeeyay lunsi hantiyeed, sla markaana baadhitaan lagu waddo 72
hay’addood oo lala duwan.
Madaxwayne Somaliland ayaa sheegay in dib u habayn balaadhan lagu sameeyay nidaamka uu ku shaqeeyo
Hanti-dhawrka guud ee qaranka,waxaanu sheegay in meel adag la iska taagay xatooyada xoolaha umadda
"Waxa meel adag la iska taagay xatooyada xoolaha umadda waxaana baadhis xisaabeed iyo baafhi maamul
lagu sameeyay 72 hay’adood oo dawli ah,waxana la soo eedeeyay 31 masuul dawladeed ah oo dawcad
sugayaal ah.
Waxa qasnada dawlada lagu soo celiyay lacag dhan shan Billion oo Somaliland Shilling ah oo laga lunsaday
qaranka Waxa la adkeeyay ku dhaqanka shuruucda baadhista danbiuada laga galo maaliyada iyo maamulka”
31 Masuul Oo Hanti-dhawrku Soo Eedeeyay Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay.
31 Masuul Oo Hanti-dhawrku Soo Eedeeyay Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay.