Xoghayaha Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadaladii Wasiir Cabdilaahi Abokor.

0
Wednesday March 24, 2021 - 11:40:43 in by salman abdi
  • Visits: 425
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayaha Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadaladii Wasiir Cabdilaahi Abokor.

    Xoghayaha Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadaladii Wasiir Cabdilaahi Abokor.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadaladii Wasiir Cabdilaahi Abokor. Xoghayaha guud ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi, oo u jawaabaya Wasiirka Gaadiidka Somaliland Cabdilaahi Abokor, ayaa yidhi. "Dawladnimada Xisbiga KULMIYE ee musuqa, caddaalad darrada iyo eexdu sumadda & sowraca u tahay laguma difaaci karo hebello laga been abuurto, Saaxiibkay Cabdillaahi Abokor haddii uu diyaar u yahay in uu dood ku difaaco hoggaaminta fashilantay, hagaastay ee Xukuumadda uu ka midka yahay, ha u soo diyaar garoobo dood uu ila galo oo fagaare ah oo shacbiga Somaliland makhraati ka yihiin. Haddii aanu dooddaas awoodi karayninna ha iska aamuso oo ha dhex fadhiyo uun Wasaaradda uu xarunta ganacsiga u beddelay ee aanu aqoonta iyo kartida midna ku joogin"