War Deg Deg Ah:- Ciidanka Booliska Oo Lacag Dul-dhigay Nin Muuqaalo Anshax Xumo Ah Ka Baahiyay Fanaanada Safiya Tumo.

0
Tuesday March 30, 2021 - 13:10:22 in by salman abdi
  • Visits: 431
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:- Ciidanka Booliska Oo Lacag Dul-dhigay Nin Muuqaalo Anshax Xumo Ah Ka Baahiyay Fanaanada Safiya Tumo.

    War Deg Deg Ah:- Ciidanka Booliska Oo Lacag Dul-dhigay Nin Muuqaalo Anshax Xumo Ah Ka Baahiyay Fanaanada Safiya Tumo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Ciidanka Booliska Oo Lacag Dul-dhigay Nin Muuqaalo Anshax Xumo Ah Ka Baahiyay Fanaanada Safiya Tumo. Booliska deegaanka Soomaalida oo Lacag dul dhigay Cabdi Ciise oo muqaallo anshax xumo ah ka baahiyey Safiya Tusmo. Booliska deegaanka Soomaalida ayaa sheegay inay ku raad-joogaan Cabdi Ciise oo muuqaallo anshax xumo ah ka baahiyey Safiya Tusmo oo kamid ah fannaaniinta Soomaalida, haddana ku hanjabaya inuu baahinayo kuwo kale. Boolisku waxa ay dadka ka codsadeen in lasoo xidhiidhaan haddii ay arkaan Cabdi Ciise oo la sheegay inuu hadda ku sugan yahay magaalada Dire-Dawa.