Xisbiga Waddani Oo Hada Doortay Gudoomiye Iyo Kuxigeen +Tirada U codaysa Iyo Masuulin Goobta Ka Maqana.

0
Tuesday March 30, 2021 - 13:48:39 in by salman abdi
  • Visits: 434
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Oo Hada Doortay Gudoomiye Iyo Kuxigeen +Tirada U codaysa Iyo Masuulin Goobta Ka Maqana.

    Xisbiga Waddani Oo Hada Doortay Gudoomiye Iyo Kuxigeen +Tirada U codaysa Iyo Masuulin Goobta Ka Maqana.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Waddani Oo Hada Doortay Gudoomiye Iyo Kuxigeen +Tirada U codaysa Iyo Masuulin Goobta Ka Maqana. Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Golaha Dhexe ee Xisbigu si aqlabiyad ah ugu doorteen Musharraxa Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka ee doorashada Madaxtooyada November 2022. "Xisbiga Waddani waa xisbi dimuqraaddi ah waana lagu tartama Dhammaan Xilalkiisa waxaan u mahadnaqaya dhammaan inta ii codaysay iyo inta iga codaysayba,” ayuu yidhi Guddoomiyaha Xisbiga ahna Musharrax Madaxweyne Mudane Cabdiraxmaan Cirro oo u mahadceliyay Xubnaha Golaha Dhexe ee codka siiyay. Musharraxa madaxweyne ku xigeenka Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa isna u mahadceliyay Xubnaha Golaha Dhexe ee codka siiyay " Waa Dimuqraaddiyad Aad baan ugu faraxsanahay in cid tidhaa ma ogoli aad iyo aad baan ugu mahadcelinaya ciddii ii codaysay iyo ciddii iga codaysay ba. Waad na doorateen ee ducadana noogu dara.”