Komiishanka Doorashooyinka Oo Dib U Celiyay Murrashixiin Buuxin Waayay Shuruudihii Looga Baahnaa

0
Saturday April 03, 2021 - 12:08:53 in by salman abdi
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Komiishanka Doorashooyinka Oo Dib U Celiyay Murrashixiin Buuxin Waayay Shuruudihii Looga Baahnaa

    Komiishanka Doorashooyinka Oo Dib U Celiyay Murrashixiin Buuxin Waayay Shuruudihii Looga Baahnaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Komiishanka Doorashooyinka Oo Dib U Celiyay Murrashixiin Buuxin Waayay Shuruudihii Looga Baahnaa Musharaxiin badan oo liiskooda hore komishanka doorashooyinka ugu gudbiyeen xisbiyada siyaasadda gaar ahaan musharaxiinta golayaasha deegaanka ayaa lagu celiyay xisbiyadooda kadib markii komishanka doorashooyinku sheegeen inaanay shuruudihii buuxinin. Musharaxiinta oo qaarkood ololoahoodii doorashada ku guda jira ayaa lagu wargaliyay in laga reebay tartankii sidaana ku abshiraan, musharaxiintaasi xisbiyadu waxay qaarkood dib u gudbiyeen badalkoodii halka kuwo kalena hadda ku hawlan yihiin. Musharaxiinta golayaasha wakiladda ayaa yaguna hadda komishanka loo gudbiyay si ay waajibkood uga gutaan