War Deg Deg Ah:-Puntland Oo Shaacisay Qorshe Ay La Damacsan Tahay Gobollada Sool Iyo Sanaa

0
Wednesday April 07, 2021 - 09:41:35 in by salman abdi
  • Visits: 233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Puntland Oo Shaacisay Qorshe Ay La Damacsan Tahay Gobollada Sool Iyo Sanaa

    War Deg Deg Ah:-Puntland Oo Shaacisay Qorshe Ay La Damacsan Tahay Gobollada Sool Iyo Sanaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Puntland Oo Shaacisay Qorshe Ay La Damacsan Tahay Gobollada Sool Iyo Sanaa Puntland ayaa sheegtey in ay gacanteeda ku soo celinayso magaalooyinka Laascaanood iyo Ceerigaabo oo ay ka arrimiso Somaliland. "Gobolka Sanaag si dhammaystiran ayuu ugu jiraa gacanta Puntland marka laga reebo degmada Ceerigaabo, Ceerigaabona howsheeda waa socotaa oo waa dhammaanaysaa, sidoo kale Laascaanoodna iyada oo aan howl badan laga marin ayey dhammaanaysaa oo waa socotaa". -Wasiirka Arrimaha Gudaha, Maxamed Dhaban-cad.