Wasiirka Wasarada Warfaafinta S,land Oo War Ka Soo Saaray Musharaxiin Maalmihii U Danbeeyay Ciidanka Police-ka Raadinayay+Arimaha Soo Kordhay.

Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa shaaca ka qaaday Afar Musharax oo Xabsiga kujira kadib Markii lagu eedeeyay Khiyaano qaran
Afartan Maxbuus oo kala ah, Cabdiraxmaan Yuuusuf Cali, Kubra Xaaji Xuseen, Qaasib Ibraahim Sulaymaan, Canab Abdi Xirsi ayuu wasiir Koore sheegay in degdeg loo horgayn doono Maxkamad sharci ah oo kiiskooda qaada