Gudaha:-Wefti Ka Socda Dawlada Qadar Oo Hargaysa Yimi Iyo U Jeeddada Socdaalkooda+U Jeedkiisa Safarkiisa.

0
Saturday May 01, 2021 - 16:41:22 in by salman abdi
  • Visits: 325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Wefti Ka Socda Dawlada Qadar Oo Hargaysa Yimi Iyo U Jeeddada Socdaalkooda+U Jeedkiisa Safarkiisa.

    Gudaha:-Wefti Ka Socda Dawlada Qadar Oo Hargaysa Yimi Iyo U Jeeddada Socdaalkooda+U Jeedkiisa Safarkiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Wefti Ka Socda Dawlada Qadar Oo Hargaysa Yimi Iyo U Jeeddada Socdaalkooda+U Jeedkiisa Safarkiisa. - Wasiir ku-xigeenka ahna ku simaha wasiirka arrimaha dibedda ayaa ku qaabilay maddaarka caalamiga ah ee Cigaal airport wefti ballaadhan oo ka socda dawladda Qatar oo uu hogaaminayo ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan wasiir arrimaha dibedda arrimaha Africa. Soo dhawayn iyo kulan kooban kadib wefti waxa si toos ah loogu soo gelbiyey Qasriga madaxtooyada halkaas oo ay kulan kula qaadan doonan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

                                                    https://www.youtube.com/watch?v=f1-wQiUCgN8