Odayaasha Iyo Siyaasinta Beesha bariga Burao Oo Gaaf Wareegay Xayn-daabka Madaxtooyada S,alnd Iyo Madaxweyne Biixi Oo Wada Qorshe Dhabar Jab Ku Ah.

0
Sunday May 02, 2021 - 21:05:46 in by salman abdi
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Odayaasha Iyo Siyaasinta Beesha bariga Burao Oo Gaaf Wareegay Xayn-daabka Madaxtooyada S,alnd Iyo Madaxweyne Biixi Oo Wada Qorshe Dhabar Jab Ku Ah.

    Odayaasha Iyo Siyaasinta Beesha bariga Burao Oo Gaaf Wareegay Xayn-daabka Madaxtooyada S,alnd Iyo Madaxweyne Biixi Oo Wada Qorshe Dhabar Jab Ku Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Odayaasha Iyo Siyaasinta Beesha bariga Burao Oo Gaaf Wareegay Xayn-daabka Madaxtooyada S,alnd Iyo Madaxweyne Biixi Oo Wada Qorshe Dhabar Jab Ku Ah.
Madaxweynaha S,land Muuse Bixi Ayaa MaalMihii U Danbeeyay Balamo Kala Duwan La Sameeyay Odayasha Iyo Waxgaradka Beesha Bariga Oo Mudoonikii Danbe Ku Sugan Naa Magaalada Hargisa Taasi Oo Madaxweynaha Somaliland Kala Hadlayay Xadhiga Genaral Doolal Oo Mudo Ku Xidhan Magaalada Hargiesa Isla Markaan Lagu Xukumay 2 Sano.

Odayaasha Salaadinta Iyo Waxgaradka Beesha Bariga Burao Waxa Hore Marti Qaday Ugu Sameeyay Madaxweyne Biixi Waxa Marti Qaadkani Ka Yimid Markii Mudo Habeeno Ah Ay Shacabka Magaalada Burco Ay Wadeeen Mudaharadyo Lagag Soo Hor Jeedo Xadhiga Lagula Kacay Sarkaal Doolal Oo Ka Mid Ah Ciidamada Qaranka Somaliland.

Saladiinta Iyo Waxgaradka Ka Soo Jeeda bariga Burao AYaa Hungo Ka Taagan MArti Qaadkii Uu Madaxweyne Bixi Ugu Sameeyay Qalka Madaxtooyada S,land Balse Hada Waxa Ay U Soo Jeedan Dhanka Magaalada Burao Oo Ay Hore Uga Safreen.
Ila Xogagal Ah Oo Ii Xaqiijiyay In Waxgaradka Iyo Salaantiida Bariga Burao Ay HAda Wadaan Kulamo Ay La Qaatay Siyaasinta Iyo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Taasi Oo Ay Saluug Kaga Muujinayay Taageerada Xukuumada Bixi Iyo Burburka Jeegaanta.
Sidoo Kale Waxa Intaasi Ku Darayaan Wararka Aan Helayaay Waxgaradka Iyo Madax-dhaqameedka Bariga Burao In Hada Qaar Ka mid Ah Uu Shir Ugu SOcodo Magaalada Garadag Ee Gobolka Sanaag