Waftiga Dalka Qadar Oo Iskaga Kala Dabqaadaya Farmaaajo Iyo Mucaaradka Ku Kacsan

0
Monday May 03, 2021 - 15:35:55 in by salman abdi
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waftiga Dalka Qadar Oo Iskaga Kala Dabqaadaya Farmaaajo Iyo Mucaaradka Ku Kacsan

    Waftiga Dalka Qadar Oo Iskaga Kala Dabqaadaya Farmaaajo Iyo Mucaaradka Ku Kacsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waftiga Dalka Qadar Oo Iskaga Kala Dabqaadaya Farmaaajo Iyo Mucaaradka Ku Kacsan Maanta oo Isniin ah ayaa lagu waddaa in Wafdiga ka socda dowladda Qatar ee ku sugan magaalada Muqdisho kulan la yeeshaan qaar ka mid ah madaxda dowlad gobolleedyada. Wafdiga oo saacadihii ugu danbeeyayba kulamo ka wadday magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in ay maanta la kulmaan madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle. Wafdiga ayaa xalay arkay lana kulmay qaar ka mid ah madaxda midowga Musharixiinta oo ay ka wada hadleen xaalada siyaasadeed ee dalka Horay wafdigan waxaa ay isku arkeen Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Waxaa sidoo kale saacadaha soo socda lagu waddaa in uu Muqdisho oo gaaro madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo la kulmaya wafdiga uu hoggaaminayo Dr. Mutlaq Al-Qahtani ee ka socda dalka Qatar