Rooble oo ka hadlay sugida Amniga doorashada lagu waddo in ay dalka dhacdo

0
Thursday May 06, 2021 - 15:17:09 in by salman abdi
  • Visits: 283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rooble oo ka hadlay sugida Amniga doorashada lagu waddo in ay dalka dhacdo

    Rooble oo ka hadlay sugida Amniga doorashada lagu waddo in ay dalka dhacdo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rooble oo ka hadlay sugida Amniga doorashada lagu waddo in ay dalka dhacdo

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa sheegay in ciidamo dhax dhaxaad ah sugi doonaan amniga doorashada lagu waddo in ay dalka ka dhacdo


Ra'iisal Wasaaraha ayaa hadalka ka sheegay kulan uu la yeeshay xubnaha beesha caalamka

 

Rooble ayaa sheegay in ciidamada sugi doona doorashada noqonayaa kuwo lagu wada kalsoon yahay oo dhaxdhaxaad ah kuna shaqeyn doona mar walba diilinta sharciga.

Mar uus oo hadal qaaday caqabada ilaa iyo hadda hortaaga doorashada ayuu sheegay in ay tahay dhammeystirka heshiiskii 17-ka September, iyadoo loo sii marayo taloyinkii shirkii Baydhabo.

Midowga musharixiinta iyo qeybaha kala ee siyaasiyiinta mucaaradka ayaa soo dhaweeyay in maamulka iyo amniga doorashada uu mas'uul ka noqdo Ra'iisal Wasaare Rooble.