Xukuumadda Somaliland Oo Baadhis Ku Samaynaysa Garsoore Mahdi Jawaase Oo Ka Ooyay Cadaalad Daro Ku Dhacday.

0
Wednesday May 12, 2021 - 16:38:21 in by salman abdi
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Somaliland Oo Baadhis Ku Samaynaysa Garsoore Mahdi Jawaase Oo Ka Ooyay Cadaalad Daro Ku Dhacday.

    Xukuumadda Somaliland Oo Baadhis Ku Samaynaysa Garsoore Mahdi Jawaase Oo Ka Ooyay Cadaalad Daro Ku Dhacday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Somaliland Oo Baadhis Ku Samaynaysa Garsoore Mahdi Jawaase Oo Ka Ooyay Cadaalad Daro Ku Dhacday. Guddoomiye ku xigeenka Komishanka Maamul Wanaagga Somaliland Liibaan Buraale, ayaa sheegay in ay baadhis ku sameyn doonnaan caddaalad darro uu tirsaday Garsoore Mahdi Jawaase oo ka tirsan garsoorayaasha xidhiidhka kubadda cagta Somaliland. Guddoomiye Liibaan ayaa yidhi: "Arrinta Garsoore Mahdi Jawaase. Komishanka Maamul Wanaagu isaga oo ka duulaya Qodobka 6aad, Farqadihiisa 5aad iyo 8aad ee Xeerka Komishanka wuxuu baadhis iyo Qiimeyn ku samayn doonaa sida ay u dhacday iyo asbaabta arrintaasba. In sha allaah Ciidka ka dib." Garsoore Mahdi Jawaase ayaa sheegay in cadaalad darro lagula dhaqmay, kadib markii laga reebay liiska shaqaalaha Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland