Deg Deg Shil tareen oo ka dhacay dalka Pakistaan+Khasaraha Ka Dhashay.

0
Monday June 07, 2021 - 10:17:38 in by salman abdi
  • Visits: 333
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Shil tareen oo ka dhacay dalka Pakistaan+Khasaraha Ka Dhashay.

    Deg Deg Shil tareen oo ka dhacay dalka Pakistaan+Khasaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg Shil tareen oo ka dhacay dalka Pakistaan+Khasaraha Ka Dhashay.

Labo tareen oo ah kuwa rakaabka qaada ayaa isku dhacay koonfurta dalka Pakistaan waxaana ku dhintay 30 qof, halka kuwa kale ay ku dhaawacmeen.

Saraalkiisha dalkaasi ayaa waxay sheegeen in mid ka mid ah Tareenada oo ku sii jeeday gobolka Sindh ay cilad ku timid islamarkana uu khadka ka baxay.

Tareen labaad oo yaalay goob ay rakaabka ka raacaan ayaa ku dhacay, halkaasi oo uu shilka ka dhashay.

Shaqaalaha gurmadka ayaa dadkii ku dhawaacmay shilkaasi u qaaday isbatalada goobta ka ag-dhawaa islamarkana waxaa la rumeysan yahay in dhaawacyada qaar ay halis yihiin.

Dalka Pakistan ayaa sanooyiinkii u dambeeyay waxaa ku badnaa shilalka tareenada oo ay dad badan ku dhinteen.