"Astaan qaran ayaad iga dhigteen"Barkhad Batuun Ayaa Hada U Mahad Celiyay Bulshada Codka Siisay.

0
Monday June 07, 2021 - 10:24:47 in by salman abdi
  • Visits: 239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Astaan qaran ayaad iga dhigteen"Barkhad Batuun Ayaa Hada U Mahad Celiyay Bulshada Codka Siisay.

    "Astaan qaran ayaad iga dhigteen"Barkhad Batuun Ayaa Hada U Mahad Celiyay Bulshada Codka Siisay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Astaan qaran ayaad iga dhigteen"Barkhad Batuun Ayaa Hada U Mahad Celiyay Bulshada Codka Siisay.

Barkhad Jaamac Batuun oo ka mid ahaa musharaxixiinti ku guuleystay doorashadii Somaliland ayaa si wayn u soo dhaweeyay guushiisa.

Barkhad ayaa waxaa uu ka soo baxay xisbiga Wadani islamarkana waxaa laga soo doortay magaalada Hargeysa.

Barkhad Jaamac Batuun oo matalaya beelaha la haybsooco ayaa kusoo baxay codkii ugu badnaa ee lagu doorto xubin golaha wakiillada Somaliland, wuxuu helay codad gaarayo 20,231.

Barkhad Batuun wuxuu kamid ahaa musharraxiintii sida weyn uga soo dhex muuqaday ololaha doorashada Somaliland.

Wuxuu ku caanbaxay 'astaanta cagaf-cagafta' taas oo uu ku sheegay in uu ku jeexayo dhabaha caddaaladda.

Wuxuu kamid ahaa dhalinyarada reer Somaliland ee aadka u firfircoon oo ay ka go'aneyd waxbarashada.

Quote Message: Alxamdullilaah 20,231 cod. Shafranidiin Shacbi qaalii ah oo qabyaalad diiday qarannimana doortay. from Barkhad
Barkhad