Puntland Oo War Kasoo Saartay Khilaafka Hadheeyey Baarlamaanka Maamulkaas.

0
Wednesday July 14, 2021 - 13:11:34 in by salman abdi
  • Visits: 286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland Oo War Kasoo Saartay Khilaafka Hadheeyey Baarlamaanka Maamulkaas.

    Puntland Oo War Kasoo Saartay Khilaafka Hadheeyey Baarlamaanka Maamulkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Puntland Oo War Kasoo Saartay Khilaafka Hadheeyey Baarlamaanka Maamulkaas. Muran ayaa ka taagan baarlamanka Puntalnd, kadib markii dhawaan la meel mariyay xeer hoosaadka baarlamanka kaasoo qodobbada qaarkood ay diideen xildhibaanada qaarkood ay sheegeen iney dastuurka ka hor imaanayaan, Xildhibaanada Puntland ayaa shaley loo qeybiyay xeer hoosaadka golaha kadib markii 4-tii bisha uu baarlamaanka ansixiyay xeer hoosaadka cusub. Mid ka mid ah qodobada uu muranka ka taaganyahay ee xeer hoosaadka cusub ayaa ah xaasanadda looga qaadi karo xildhibaanka 44 cod xildhibaanada, guddoonka , iyo waliba madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. "Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay inuu golaha yahay hay’ad dastuuri ah oo madax bannaan oo leh xeer hoosaad u gaar ah oo ay ku shaqeyso” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay gudoonka baarlamanka Puntland oo sidan hoose u qornaa.