Shirkadda afeway TRAVEL AGENCY Oo Beenisay Warar Ay Warbaahinta Qaarkood Ka Qoreen

0
Saturday November 15, 2014 - 00:26:56 in by salman abdi
  • Visits: 1117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda afeway TRAVEL AGENCY Oo Beenisay Warar Ay Warbaahinta Qaarkood Ka Qoreen

    Maareeyaha shirkadda Travel Agency Cumar Siciid Ducaale ayaa si adag u beeniyay warar ay shirkadaasi ka qoreen qaar kamid ah warbaahintu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha shirkadda Travel Agency Cumar Siciid Ducaale ayaa si adag u beeniyay warar ay shirkadaasi ka qoreen qaar kamid ah warbaahintu


Masuulkani waxa uu sidaasi ku sheegay Warsaxafadeed uu soo gaadhsiyay Somalilandtoday.com

Warsaxafadeed:- Ujeedo:- Beenin war been abuur ah
Aniga oo ah Cumar Siciid Ducaale ahna Maareeyaha Shirkada Safeway Travel Agency Waxaan halkan idiinku sheegayaa in shirkadayda Safeway laga been abuurtay, isla markaana, wararka lagu baahiyey qaar kamid ah saxaafada in aanay waxyaabaha ay sheegayaan shirkadaydu ku lug lahayn warar kaasina ay yihiin kuwa aan sal iyo raad toona lahayn.

Sida aad ogaan kartaan shirkada safeway waxa ay ku shaqo leedahay iibka tikidhada waxaanay ka mid tahay PSA-yada Ethiopian Airlines, mase aha shirkad ku lug leh airport handling, mar labaad waxaan idiin sheegayaa in aanay jirin wax heshiis ah oo ay Ethiopian Airlines iyo Safeway ku galeen waxa loo yaqaano airport handling.

Waxa kale oo aan uga digayaa warbaahinta gaar ahaan kuwa warar ka aan sal iyo raad toona lahayn iga fidinaya inay ay ka waan toobaan isla markaana ay iska hubiyaan ilaha waraka ay qorayaan.

ALLAA MAHAD LEH

Cumar Siciid Ducaale
Maamulaha Safeway Travel Agency

Mohamed Yousof Bakayle
Mbakayle@gmail.com



Contact@afkashacabka.com