Hargeisa waxay u baahantahay qorshe qashinka lagu maareeyo ( integrated solid waste management plan). W/Q: Env. Eng Farhan Mohamed

0
Tuesday August 24, 2021 - 23:34:55 in by salman abdi
  • Visits: 1809
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa waxay u baahantahay qorshe qashinka lagu maareeyo ( integrated solid waste management plan). W/Q: Env. Eng Farhan Mohamed

    Hargeisa waxay u baahantahay qorshe qashinka lagu maareeyo ( integrated solid waste management plan).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa waxay u baahantahay qorshe qashinka lagu maareeyo ( integrated solid waste management plan).
 Hadii dawlada qashinka khamis walba olole ku qaado dadka la isugu yeedho, maalinta ku xigtaba goobihii la nadiifiyey qashin laga waayi maayo, waxaanay la mid tahay nin foosto gun la dhaamiyey. Taas waxa dheer khatar caafimaad oo dadka aad isugu yeeedhen halis ugu jiraan cudurada ka dhalan kara qashinka iyo dhaawacyada ay sababi karaan biraha quraaradaha iwm, maadama dadka badankoodu aanay sidan PPT( Personal protective equipment) sida afxidh, gacmo-gelis iyo kabo adag.
 
Qashinku maaha qashin uun ee waa khayraad ( resource) loo baahan yahay in laga faaidaysto lana yareeyo soo saaristiisa.

Hadaba qorshaha ay u baahantahay hargeisa ee maamulka iyo maaraynta qashinku waa kan isaga oo kooban:

Integrated solid waste management plan:

1. Reduce - yaraynta soosarka qashinka
2. Re-use- dib u isticmaalida qashinka
3. Recycle- dib u farsamayn iyado wax kale laga samaynayo qashinkii
4.recovery- in qashinkiiba energy laga dhaliyo (incineration)
5. Composting- in qashinka qaybta ku haboon laga sameeyo fertilizers.

Hadaba si loo gaadho arimahan waxa lagama maarmaan ah inaad shaqalaysiisaan dad khibradeeda iyo aqoonteeda leh shaqalihii hore na aqoontooda la tayeeyo.

Wabillahi tawfiiq


By. Env. Eng Farhan Mohamed

Farhaan.robleh@gmail.com

Phone: 063 4440074