Man United Oo Isku Dayeysa Inay Arsenal Ka Dulqaado Alvaro Morata.

0
Tuesday March 11, 2014 - 10:38:54 in by Super Admin
  • Visits: 1289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man United Oo Isku Dayeysa Inay Arsenal Ka Dulqaado Alvaro Morata.

    Man United Oo Isku Dayeysa Inay Arsenal Ka Dulqaado Alvaro Morata.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Man United Oo Isku Dayeysa Inay Arsenal Ka Dulqaado Alvaro Morata.

Sida ay qortay shabakada ESPN kooxda Man United ayaa kula soo biirtay Arsenal doonista weeraryahanka da,yarka ah ee xulka Spain Alvaro Morata.

Shabakadaan ayaa sheegaysa in tababare David Moyes uu u arko Morata mid buuxin kara booska weerarka kooxdiisa hadii ay katagaan weeraryahanada uu hada haysto sida Van Persie, Chicharito iyo Welbeck.

Real Madrid oo ka faa,idaysanaysa dagaalka loogu jiro 21 jir kaan ayaa doonaysa inay sare u qaado lacagaha lagu iibsan karo, shabakada ayaana sheegtay in qiimaha laacib kaan uu ka kici doono 15 milyan isagoona gaari doona 25 milyan oo Ginni sida lagu qoray war bixinta.

 

Maalmo ka hor ayeey aheed markii la shaaciyay in Morata uu heshiis shaqsi ah la gaaray kooxda Arsenal, laakiin warkaan ay shaacisay ESPN ayaa ka dhigaya in wali tartanka saxiixa Alvaro Morata uu yahay mid furan.