War Deg Deg ah: Alle ha unxaristee waxa cisbitaal ku yaallawadanka Jarmalka ku geeriyooday marxuum maxmed saleban tubec Boqorkii codka

0
Tuesday March 11, 2014 - 11:32:25 in by Super Admin
  • Visits: 1130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah: Alle ha unxaristee waxa cisbitaal ku yaallawadanka Jarmalka ku geeriyooday marxuum maxmed saleban tubec Boqorkii codka

    Alle ha unxaristee waxa cisbitaal ku yaalla wadanka Jarmalka goor dhoweyd ku geeriyooday marxuum maxmed saleban tubec Boqorkii codka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alle ha unxaristee waxa cisbitaal ku yaalla wadanka Jarmalka goor dhoweyd ku geeriyooday marxuum maxmed saleban tubec Boqorkii codka

Wararka iminka naga soo gaadhaya waddanka Jarmalka ayaa sheegaya in uu Geeriyooday Boqorkii Codka fanaankii Weynaa Ee Soomaaliyeedalle ha u Naxariistee Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo dhawaanahaanba ku xanuunsanayay Wadanka Jarmalka Halkaa oo qalliin loogu Sameeyay ka dib Markii uu Xanuun Soo Food saaray .

Geerida Marxuum Tubeec ayaa Waxaa Warbaahinta u Xaqiijiyay Maareeye ku xigeenka Tiyaatarka Qaranka Abwaan cabdi Kariin Jiir oo Sheegay in Xalay iyo Fanaaniin kale oo caan ah oo la socday xaaladda caafimaad ee Marxuum Tubeec , Marxuumka ayaa ku Geeriyooday Wadanka jarmalka oo Xanuun loo Geeyay Waxaana ay dhamaan bahda fanka Soomaaliyeed Tacsi Tiiraanyo Leh u Direen Ehelka iyo dhamaan Umadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay marxuumku.

Fanaanka ayaa Waxaa uu fanka ku soo Biiray Sanadihii 1957 Dii Waxaana uu Noqday Fanaanka ugu Codka Macaan Fanaaniinta somaliyeed ee afsoomaliga ku heesa Iyadoo Markii Dambe loo aqoonsaday Boqorka Codka .