Daawo Video: Madaxweyne Silaanyo oo maanta xadhiga ka jaray dhammaystirka waddadii ugu horeysay ee Gobolka Awdal ku xidhaysa dalka intiisa kale.

0
Tuesday March 11, 2014 - 20:43:37 in by Super Admin
  • Visits: 1036
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Madaxweyne Silaanyo oo maanta xadhiga ka jaray dhammaystirka waddadii ugu horeysay ee Gobolka Awdal ku xidhaysa dalka intiisa kale.

    Madaxweyne Silaanyo oo maanta xadhiga ka jaray dhammaystirka waddadii ugu horeysay ee Gobolka Awdal ku xidhaysa dalka intiisa kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Silaanyo oo maanta xadhiga ka jaray dhammaystirka waddadii ugu horeysay ee Gobolka Awdal ku xidhaysa dalka intiisa kale.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhammaystirka waddadii ugu horeysay ee Gobolka Awdal ku xidhaysa dalka intiisa kale, kumanaan qof oo farxad la qiiraysan ayaa Madaxweynaha ku wehelinaayay goobta uu xadhiga kaga jaraayay. Waddadan oo ay shacabka rer Boorama kaga raysan doonaan dhibaato badan oo ka haysatay, waxaa 18 KM oo kamid ah hirgaliyay Xukuumadda Madaxweyne Silaanyo, halka 8 KM oo kamid ahna ay shacabka Gobolkaasi kaga qayb qaateen. 





Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com