Daawo Sawiradii Xalay Ugu Fiicnaa Ee Kulankii Ay Portugal Ka Badisay Argentina.

0
Wednesday November 19, 2014 - 10:01:05 in by Burco Office
  • Visits: 1226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiradii Xalay Ugu Fiicnaa Ee Kulankii Ay Portugal Ka Badisay Argentina.

    Cristiano Ronaldo ayaa ku soo laabtay Old Trafford xalayto iyadoo Portugal ay 1-0 kaga badisay Argentina kulan saaxiibtinimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cristiano Ronaldo ayaa ku soo laabtay Old Trafford xalayto iyadoo Portugal ay 1-0 kaga badisay Argentina kulan saaxiibtinimo.





3


Kulankaan ayaa ahaa mid wax weyn laga sugayay labada xiddig ee adduunka ugu fiican islaamrkaana kala hogaaminaya Argentina iyo Portugal ee Ronaldo iyo Messi, laakiin xiddiga aan sidooda oo kale u caansaneyn Raphael Guerreiro ayaa dhaliyay goolka guusha.

Ka hor inta aan la aadin waqtiga nasashada Messi ayaa faa’idada ka heystay Ronaldo isagoo ku dhawaatay inuu goolasha furo, si la mid ah xiddiga United Di Maria.

Argentina ayaa qeybtii labaad si weyn u raadisay goolka guusha laakiin Guerreiro ayaa gool ku aamusiyay.

Halkaan ka dheeho sawiradii ugu fiicnaa ee ciyaartii xalayto ee Old Trafford:

PAY-Portugal-v-Argentina

2

7

13

8

9

5

6

4

22

44


contact@afkashacabka.com