Ogeysiis Somgas Somaliland

0
Friday April 08, 2022 - 22:13:48 in by Ankara Turkey
  • Visits: 965
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis Somgas Somaliland

    Ogeysiis Somgas Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogeysiis Somgas Somaliland
Shirkadda Somgas Somaliland waxay macmiisheeda ugu bushaareynaysaa innay Adeega somgas idiin hayso Saddexda qaybood ee Gaasta iyo in qofkastaaba tii uu awoodo uu iibsanayo.

Somgas Somaliland waxaad ka helaysaa Degmokasta iyo xaafadkasta oo aad uga baahataan idinkoo wacaya telefoonka 133 ka dibna dooranaya Halka aad joogtid.

Shirkadda somgas waxay caan ku tahay Adeega Gaaska dheryaha oo ay in kabadan 15 sano ku hawlanayd bad-baadinta deegaanka iyo adeeg bixin sareysa oo lagaga raystay Dambaskii iyadoo ay kuu adeegayaan Shaqaale xirfad u leh qancinta macmiisha.

Bulshayahay SOMGAS baa
Beryahan lagu badhaadhoo
Dambas boodh abuuriyo
Laga raysay qiiq badan
Bulshayahay SOMGAS baa
Beryahan lagu badhaadhee
Booboo bal iibsada.