Daawo Dood Adag Oo Dhexmartay Saddexda Xisbi Ee Ka Jira Somaliland Kuna Saabsan Xaalada Uu Imika Dalku Marayo - Kulmiye oo sharcigii ka talaabsa
Dood adag oo dhex martay Xisbiyada Qaranka Somaliland Waddani, Kulmiye iyo UCID , Kulmiye oo sharcigii ka talaabsaday oo sheegay in ay ahayd in la xidho gudoomiyaha golaha wakiilada, Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga Waddani Mudane Maxamuud Raage oo si adag u difaacay Gudoomiyaha golaha wakiilada, daahana ka feyday qaladkii uu galay shirgudoonka guurtigu isaga oo u tixraacay Dastuurka Qaranka, iyo Xoghayaha arimaha debeda ee Xisbiga UCID Dr Maxamed Aar oo hoga tusaaleeyey in Xukuumada Siilaanyo ku tumatay xaquuq insaanka iyo xaquuqda mawaadiniinta reer Somaliland
Contact@afkashacabka.com
Daawo Dood Adag Oo Dhexmartay Saddexda Xisbi Ee Ka Jira Somaliland Kuna Saabsan Xaalada Uu Imika Dalku Marayo - Kulmiye oo sharcigii ka talaabsa
Dood adag oo dhex martay Xisbiyada Qaranka Somaliland Waddani, Kulmiye iyo UCID , Kulmiye oo sharcigii ka talaabsaday oo sheegay in ay ahayd in la xidho gudoomiyaha golaha wakiilada, Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga Waddani Mudane Maxamuud Raage oo si