War Degdeg ah: - Xoghayaha Golaha Wakilada Oo Goor Dhaweyd Xabsiga Laga Sii Daayay

0
Sunday November 23, 2014 - 14:17:40 in by Burco Office
  • Visits: 914
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg ah: - Xoghayaha Golaha Wakilada Oo Goor Dhaweyd Xabsiga Laga Sii Daayay

    Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa dhawr maalmood ka dib, xorriyadiisii helay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa dhawr maalmood ka dib, xorriyadiisii helay.

Xoghayaha oo khilaafkii Golaha Wakiilada Xadhigiisa lagu xidhiidhinayay ayaa goor dhaweyd oo aan sidaasi u sii fogeyn xabsiga dhexe ee Magaaladda Hargeysa laga sii daayay.

Sidaasna waxa hadhwanaagnews u sheegay mid ka mid ah dadka ka ag dhawaa Xoghaye Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo la soo xidhiidhay shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.

Lama garanayo waxa loo haystay Xoghayaha Golaha Wakiilada, hasayeeshee waxa lagu xidhiidhinayaa marka ay ugu dhawdahay in Khilaafkii ka taagnaa Golaha Wakiilada Somaliland.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa iyagu dhexdhexaadintii ay

ka wadeen labada garab ee Golaha Wakiilada ku muransanaa soo afjaray, waxaana loo badinayaa in Heshiiskaas uun sii dayntiisuna ay qayb ka ahayd



contact@afkashacabka.com