Daawo SAWIRO : Qaar ka mid ah Dadkii ka Badbaaday Weerarkii Mandheera oo ka Waramay Sidii Dablaydu ku Xusheen 28-ka Qof Ee Ay Dileen

0
Sunday November 23, 2014 - 15:53:57 in by Burco Office
  • Visits: 1566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo SAWIRO : Qaar ka mid ah Dadkii ka Badbaaday Weerarkii Mandheera oo ka Waramay Sidii Dablaydu ku Xusheen 28-ka Qof Ee Ay Dileen

    Iyadoo maalintii shalay ay dablay hubaysani weerar ku qaadeen gaadhi Bas ah oo 60 oo rakaab ahi Saaran Yihiin meel 50 ka baxsan magaalada Mandheera ee waqooy bari Dalka Kenya, Gaadhigaasi oo kusii jeeday Caasimadda dalkaasi eee Niarobi. ayaa mid ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo maalintii shalay ay dablay hubaysani weerar ku qaadeen gaadhi Bas ah oo 60 oo rakaab ahi Saaran Yihiin meel 50 ka baxsan magaalada Mandheera ee waqooy bari Dalka Kenya, Gaadhigaasi oo kusii jeeday Caasimadda dalkaasi eee Niarobi. ayaa mid ka mid ah dadka rakaabka ah ee weerarkaasi ka badbaaday waxaa uu ka sheekeeyay Qaabka Dablaydu ku xulatay dadka ay dileen waxaana uu sheegay in ay waydiinayeen tawxiidka iyo qaar ka mid ah aayadaha qur'aanka kariimka ah, hadii aanuu si wacan u sheeginna ay go'aansanayeen in ay dilaan.

Kenyan security forces at the scene of the bus attack near the town of Mandera in northern Kenya - 22 November 2014 
Relatives of those who were killed cry as the bodies of their loved ones arrive at Chiromo mortuary in Nairobi, Kenya - 22 November 2014Map






















contact@afkashacabka.com