Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Madaxweynaha iyo Qoyskooda Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Jaamac Maxamed Maxamuud oo ku geeriyooday Dalka UK

0
Monday November 24, 2014 - 13:10:58 in by salman abdi
  • Visits: 660
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Madaxweynaha iyo Qoyskooda Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Jaamac Maxamed Maxamuud oo ku geeriyooday Dalka UK

    “Waxa aan qoyska reer Maxamed Maxamuud, Si gaar ahna Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uga tacsiyadaynayaa Geerida ku timid Walaalkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

“Waxa aan qoyska reer Maxamed Maxamuud, Si gaar ahna Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uga tacsiyadaynayaa Geerida ku timid Walaalkii

Guddoomiyaha Xisbiga Talada Wadanka Haya ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Ayaa Madaxweynaha iyo qoyska reer Maxamed Maxamuud Ka tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Marxuum Jaamac Maxamed Maxamuud oo ku geeriyooday Dalka Ingiriiska.


Sidaasna waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo uu goor dhaweyd soo gaadhsiiyay hadhwanaagnews, waxaanu yidhi "Waxa aan qoyska reer Maxamed Maxamuud, Si gaar ahna Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uga tacsiyadaynayaa Geerida ku timid Walaalkii Marxuum Jaamac Maxamed Maxamuud oo
Waxa uu ilaahay uga baryay marxuumka in uu naxariistii janno ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo. 

ku geeriyooday Dalka Ingiriiska.

 

Waxa aan ilaahay marxuumka uga baryayaa in uu naxaristii janno ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin aamiin”

 

Contact@afkashacabka.com