Oday jira 179-Sano Oo Sheegay In Geeridu Udhaanto Nolasha+Sawiro

0
Monday November 24, 2014 - 13:16:02 in by salman abdi
  • Visits: 6999
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Oday jira 179-Sano Oo Sheegay In Geeridu Udhaanto Nolasha+Sawiro

    Oday lagu magacaabo Mahashta Murasi oo u dhashay Dalka Hindiya ayaa la sheegay inuu yahay ruuxa ugu da'da weyn dunida xiligan, sida laga soo xigtay Buuga lagu qoro Waxyaabaha Mucjisooyinka Aduunka ka dhaca ee Guinness world book of records .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oday lagu magacaabo Mahashta Murasi oo u dhashay Dalka Hindiya ayaa la sheegay inuu yahay ruuxa ugu da'da weyn dunida xiligan, sida laga soo xigtay Buuga lagu qoro Waxyaabaha Mucjisooyinka Aduunka ka dhaca ee Guinness world book of records .
Mahashta Murasi oo 179 sano jir ah ayaa waxa uu sheegay in uu ku dhashay magaalada Bangalore bishii January 6-deedii sanadku markuu ahaa 1835, uuna ku noolaa Varanasi ilaa 1903.

Waxa uu ku celceliyay in uuba dhaafay xilligii dhimashada isaga oo yiri, "Cidna dhimanmeyso 150 sano kadib” "Caruurtii aan awoowaha u ahaa ayaa mar hore dhintay, Taasi waxa ay muujineysaa in geridii I iloowday. Ma qabo reja ah in aan dhimanayo”, sidaas odayga ugu da’da weyn dunida ayaa yiri xilli uu lahadlayay india.com.