Madaxweyne siilaanyo oo si ballaadhan loogu so dhoweyey Berbera, iyo deegaano tiro badan oo soo dhoweyn layaableh uu kala kulmay +SAWIRO

0
Thursday March 13, 2014 - 09:09:04 in by Super Admin
  • Visits: 931
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne siilaanyo oo si ballaadhan loogu so dhoweyey Berbera, iyo deegaano tiro badan oo soo dhoweyn layaableh uu kala kulmay +SAWIRO

    weftiga madaxweynuhu waxay uga baxeen dhinaca Xeebta waxaanay sii mareeen Tuulooyinka iyo Degmooyinka, Cabdi Geedi, ceel sheekh, Bula-xaar, Geeri iyo ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

weftiga madaxweynuhu waxay uga baxeen dhinaca Xeebta waxaanay sii mareeen Tuulooyinka iyo Degmooyinka, Cabdi Geedi, ceel sheekh, Bula-xaar, Geeri iyo ....

Madaxweyne siilaanyo oo si ballaadhan loogu so dhoweyey Berbera, iyo deegaano tiro badan oo soo dhoweyn layaableh uu kala kulmay +SAWIRO

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo iyo Weftigii uu hogaaminaayey waxay ka dheemaleen 2:40 Pm Lughaya oo ay qado sharaf ku lahaayeen, waxaanay uga bexeen dhinaca Xeebta waxaanay sii mareeen Tuulooyinka iyo Degmooyinka, Cabdi Geedi, ceel sheekh, Bula-xaar, Geeri iyo Adhi-cadays, halkaasi oo uu madaxweynuhu dadweynihii ku soo dhaweeyey uga mahadnaqay sida sharafta iyo cisigu ku dheehan yahay ee ay u soo dhaweeyeen ka madaxweyne ahaan iyo weftiga uu hogaaminaayaba.


Madaxweynuhu safarkaasi dheer ee xeebta uu ku soo maray maanta waxa uu ugu kuurgalay xaalada dalka isaga oo caawa ku soo hoyday Gobolka Saaxil Magaalo madaxdiisa Berbera oo si weyn loogu soo dhaweeyey iyada oo ay Maamulka Heer gobol iyo Heer Degmaba ay kaga horyimaadeen Ceel-sheekh soona gelbiyeen weftiga Madaxweynuhu hogaaminaayey ilaa Magaalada Berbera.





Afkashacabka.com

Berbera /Office

Contact@afkashacabka.com