Xukuumadda Isreal Oo Ku Dhawaaqday Dagaal Ka Dhana Jiida Marinka Gaza Ee Dhulka Reer Falastiin.

0
Thursday March 13, 2014 - 12:37:39 in by Super Admin
  • Visits: 918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Isreal Oo Ku Dhawaaqday Dagaal Ka Dhana Jiida Marinka Gaza Ee Dhulka Reer Falastiin.

    Go'aan u eeg inuu yahay mid,dagaal oo lagu qaado marinka Gaza,ee dhulka Falastiiniyiinta ayaa waxa uu ka soo yeedhay Xukuumadda Zahnuniyadda Ee Isreal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Go'aan u eeg inuu yahay mid,dagaal oo lagu qaado marinka Gaza,ee dhulka Falastiiniyiinta ayaa waxa uu ka soo yeedhay Xukuumadda Zahnuniyadda Ee Isreal

Telaviv:- Go’aan u eeg inuu yahay mid,dagaal oo lagu qaado marinka Gaza,ee dhulka Falastiiniyiinta ayaa waxa uu ka soo yeedhay Xukuumadda Zahnuniyadda Ee Isreal,kulan balaadhan oo ay iskugu yimaadeen saraakiisha Ciidamadda ee dalka Isreal,ayaa waxa Go’aan lagu gaadhay in Isreal,weerar culus kaga jawaabto gantaallo ay sheegtay in magaalooyinka,iyo degmooyinka Isreal,ay ku soo riday kooxda Jihad Islami,oo ah koox hubeysan oo joogta jiida marinka Gaza ee dhulka Falastiin.

Dhinaca kale Afhayeen u hadlay Ra’iisal wasaaraha Isreal,oo lagu magacaabo Ophir Jnldman,ayaa sheegay in ciidamadda dalkiisu qabteen Illaayo tiro gaadhaysa 3-gantaalo oo lagu soo weeraray koonfurta Isreal, lagana soo tuuray Jiida marinka Gaza.

Si kastaba ha,ahaatee dadka kaa faaloodda xiisadaha Mandaqadda bariga dhexe,ayaa sheegay in laga yaabo in Dawlada Isreal ,iyo dhaqdhaqaaqyadda wax,iska caabinta reer Falastiin dagaal fooda isdaraan iyadoo loo aanaynayo inay meesha ka baxday Xukuumadda Urrurka Ikhwaanul-muslimiin,ee ka talin jirtay dalka Masar,taas oo gacan saar lalahayd kooxa Islaamiyiinta ee Jooga Marinka Gaza...





Contact@afkashacabka.com