Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada 13-aad Ee Premiership-ka England Todobaadkan La Ciyaari Doono

0
Saturday November 29, 2014 - 08:42:39 in by Burco Office
  • Visits: 896
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada 13-aad Ee Premiership-ka England Todobaadkan La Ciyaari Doono

    Kulamada 13-aad ee horyaalka England todobaadkan la ciyaari doono ayaa ah kuwo xiiso badan madaama bisha November isbuucan lasoo afjari doono looga gudbi doono bisha ugu mashquulka badan December.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulamada 13-aad ee horyaalka England todobaadkan la ciyaari doono ayaa ah kuwo xiiso badan madaama bisha November isbuucan lasoo afjari doono looga gudbi doono bisha ugu mashquulka badan December.



 


Premier-League-Predictions-


Hadaba kooxda Chelsea ayaa dooneyso inay hogaanka kusii dhaganaato halka Man City iyo Man United hami kaga jiro inay safka hore sii xajistaan, balse Arsenal iyo Liverpool iyagana damacooda wuxuu yahay guuldarooyinkii ay la kulmeyn dhaawanahan inay kasoo kabtaan.

Hadaba hoos kaga todobaadkan iyo sadaashada laga bixiyay kulamada Premiership-ka England:

West Brom 0-2 Arsenal

Burnley 2-1 Aston Villa

Liverpool 2-0 Stoke

Man Utd 2-0 Hull

QPR 2-1 Leicester

Swansea 1-1 Crystal Palace

West Ham 1-1 Newcastle

Sunderland 0-2 Chelsea

Kulamada Axada

Southampton 0-2 Man City

Tottenham 1-1 Everton

Contact@afkashcabka.com