Daawo Sawirada:Kumanan Mudaharadayal Ah Oo Kasoo Horjeeda Go'aanka Garsooraha Maxkamada Rafcaanka Masar Ay Ku Sii daysay Madaxwaynihii Hore Masar Hosni Mubarak Oo Dibad Baxyo Cairo Kadhigay

0
Sunday November 30, 2014 - 10:29:17 in by Burco Office
  • Visits: 925
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada:Kumanan Mudaharadayal Ah Oo Kasoo Horjeeda Go'aanka Garsooraha Maxkamada Rafcaanka Masar Ay Ku Sii daysay Madaxwaynihii Hore Masar Hosni Mubarak Oo Dibad Baxyo Cairo Kadhigay

    Kumanan mudaharadayal dhacaysan ayaa isku soo baxay xalay wadaooyinka magalada cairo,Alexderia ,Suaz iyo magaloyinka wawayn ee wadankasi masar kadib markii garsooraha ugu sareeya maxkamada rafcaanka masar oo dib u furtay go'aan maxkamada dastuur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanan mudaharadayal dhacaysan ayaa isku soo baxay xalay wadaooyinka magalada cairo,Alexderia ,Suaz iyo magaloyinka wawayn ee wadankasi masar kadib markii garsooraha ugu sareeya maxkamada rafcaanka masar oo dib u furtay go'aan maxkamada dastuuriga ah ee wadankasi masar hore ugu riday madaxwaynihii hore ee xilka madaxtinimo kacdoonkii shacab ee 2011 ka dhacay wadankasi masar xilka ku wayay

Mohamed Hosni Mubarak uu ku daadifadeyey inaanu wax danbi ah ku lahayd dad shacab ah oo ku dhintay kacdoonkii xilka uu ku wayay Mubarak.

Egyptian anti-Mubarak protesters run for cover from smoke-grenades fired by the police during clashes in Tahrir Square in Cairo

Mudaharadayasha ayaa ku dhawaqayay in shacabku isbadel dhanka cadalada iyo dawladaba ay ka doonayaan iyagoo hadalo ku lid ah garsoorka masar iyo dawlada militaryga xukumo ee wadankasi ka arrimisa.

The charges were related to the killing of hundreds of protesters during the uprising, part of the so-called Arab Spring revolts

Ciidanka amaanka oo uu hor kacayo military ku gashaman sanadihiisa kala duwan ayaa dadkasi ku kala kaxeyey sunta dadka ka ilmaysiisa iyo rasas ay hawada sare u ridayeen kadib markii dibad baxyadu ay soo gadheen fagahara tahriir halkasoo ilaalo militarygu ka hayo si anay dadka mudaharadaya aysan fadhiisin uga dhigan.

Ousted Egyptian president Hosni Mubarak (pictured leaving a military hospital today) will not face murder charges over the deaths of Arab Spring protesters in 2011

contact@afkashacbaka.com