Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Dhimse Qurux Badan oo loo Dhisay Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta+SAWIRO

0
Tuesday December 02, 2014 - 08:49:51 in by salman abdi
  • Visits: 1166
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Dhimse Qurux Badan oo loo Dhisay Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta+SAWIRO

    Madaxweynaha iyo Xubno ka mid ah Golaha Wasiiradiisa ayaa khudbado halkaasi ka jeediyey waxayna sheegeen in Xukuumaddani Tahay Xukuumaddii horumarka Hadafkeeduna yahay inay Suuro geliso Muddada ay xilka hayso in Wasaaradaha Qaranka oo dhami ay ku sha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha iyo Xubno ka mid ah Golaha Wasiiradiisa ayaa khudbado halkaasi ka jeediyey waxayna sheegeen in Xukuumaddani Tahay Xukuumaddii horumarka Hadafkeeduna yahay inay Suuro geliso Muddada ay xilka hayso in Wasaaradaha Qaranka oo dhami ay ku shaqeeyaan Goobo iyo Xafiisyo u qalma Wasaarado Qaran

Dhismahan ayaa ku soo biiray dhismayaashii hore ee madaxweynuhu xadhiga ka jaray ee dalka laga hirgeliyo intuu uu talada hayey madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo ka wasaarad ahaana waxa ka soo wareegay dhismihi hore ee ay hada ka guurtay wasaaradani 67 Sanno wakhtigii la dhisay dhismihii hore ee wasaarada Boosaha, balse waxa uu madaxweyne Axmed Silaanyo nasiib u yeeshay inuu wasaaradaasi ku bedelo wasaarad aad u qurux badan oo taariikhda gelidoonta.

Waxa xusid gaara mudan qalabka xafiisyada yaala oodhan waxa lagu sameeyey Somaliland haba-yaraatee laga soo helimaayo siday sheegeen maamulka wasaaradu shay debeda laga keenay marka laga tago qalabka farsamada isgaadhsiinta mooye.

HALKAN HOOSE KA DAWO KHUDBADII WASIIRKA BOOSAHA IYO ISGAADHSIINTA

DSC_0031

DSC_0051

 

DSC_0057

DSC_0058

DSC_0060

DSC_0067

DSC_0068

DSC_0070

DSC_0073

DSC_0075

DSC_0091

DSC_0093

DSC_0098

DSC_0110

DSC_0113

DSC_0115

DSC_0116

DSC_0119

DSC_0122

DSC_0124

DSC_0126

DSC_0132

DSC_0133

 

DSC_0136

DSC_0138

DSC_0140

DSC_0144

DSC_0147

DSC_0149

DSC_0166

DSC_0168

DSC_0172

DSC_0173

DSC_0179

DSC_0184

DSC_0186

DSC_0199

DSC_0200

DSC_0203

DSC_0205

DSC_0214

DSC_0215

DSC_0220

DSC_0225

DSC_0233

DSC_0235

DSC_0236

DSC_0248

DSC_0254

DSC_0261



Contact@afkashacabka.com