Daaawo Afkashacabka Tv Madaxweynaha JSL Oo Xadhiga Ka Jaray Wasaaradda Boosaha Iyo Is Gaadhsiinta U Dhistay Dhisme Casriya Ah

0
Tuesday December 02, 2014 - 17:38:59 in by Burco Office
  • Visits: 643
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daaawo Afkashacabka Tv Madaxweynaha JSL Oo Xadhiga Ka Jaray Wasaaradda Boosaha Iyo Is Gaadhsiinta U Dhistay Dhisme Casriya Ah

    Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo, oo hirgalisay muddooyinkii u danbeeyay dhismayaal casriya oo ay ku shaqeeyaan Wasaaradaha kala duwan ee dalku, taas oo kor u qaaday haykalkii dawladnimo, waxaa ugu danbeeyay dhismayaashaas d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo, oo hirgalisay muddooyinkii u danbeeyay dhismayaal casriya oo ay ku shaqeeyaan Wasaaradaha kala duwan ee dalku, taas oo kor u qaaday haykalkii dawladnimo, waxaa ugu danbeeyay dhismayaashaas dhisme casriya oo loo dhisay Wasaarada Boosaha iyo Is Gaadhsiinta, dhismahaas

 oo ah kii ugu horeeyay ee Wasaaradaas loo dhiso. Madaxweynaha Somaliland ayaa xadhiga ka jaray dhismahaas casriga ah, Muqaalkii xadhig ka jarida iyo Hadaladii masuuliyiintu ka jeediyeen 

contact@afkashacabka.com