War Deg Deg Ah: Taliyihii Ciidamadda Booliska Kenya Oo Is Casilay Iyo Madaxweye Uhuru Kenyatta Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirki Arrimaha Gudaha Dalkaasi.

0
Tuesday December 02, 2014 - 17:52:24 in by Burco Office
  • Visits: 642
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah: Taliyihii Ciidamadda Booliska Kenya Oo Is Casilay Iyo Madaxweye Uhuru Kenyatta Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirki Arrimaha Gudaha Dalkaasi.

    Taliyihii ciidmada Booliska Kenya ayaa is casilay, kadib markii 36 qof lagu xasuuqay Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, dhinaca kale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyihii ciidmada Booliska Kenya ayaa is casilay, kadib markii 36 qof lagu xasuuqay Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, dhinaca kale

Madaxweynaha waddanka KenyaUhuru Kenyatta oo is casilaada ka aqbalay Taliyaha Ciidanka Booliska, ayaa sidoo kale wuxuu Xilkii ka qaaday Wasiirkii arrimaha gudaha waddankaasi.

Uhuru-Kenyatta

Xarakada Al-shabaab ayaa faro baas ku haysa ammaanka waddanka Kenya, iyadoo 10-casho ka hor ay ahayd markii sidan oo kale dad loogu xasuuqay dalkaas, kuwaas oo la gala dagay bas ay ku safrayeen.

Xil ka qaadista Wasiirka arrimaha Gudaha Kenya iyo is casilaada Taliyaha Ciidamada Booliska, waxaa sidoo kale keenay cadaadis Madaxweynaha ka haystay sugida ammaanka, isagoo Xilka Wasiirka arrimaha gudaha hadda u magacaabay Janaraal Milatari ah oo sidoo kalena ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Dalkaasi, kana soo baxay Xisbi Mucaarid ah.

contact@afkashacabka.com