Madaxweynaha Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah U Diray Waddanka Isu-taga Imaraadka Carabta Sannad Guura 43 Ee Ka Soo Wareegtay Midowgi Imaraadka

0
Tuesday December 02, 2014 - 18:05:36 in by Burco Office
  • Visits: 883
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah U Diray Waddanka Isu-taga Imaraadka Carabta Sannad Guura 43 Ee Ka Soo Wareegtay Midowgi Imaraadka

    Madaxwaynaha Jamhuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamud (Silaanyo) waxa uu dhanbaal hanbalyo ah u diry wadanka Isutaga Imaraadka Carabta isutagii Imaaradda awgeed waxana dhanbaalkaasi Madaxwaynaha oo nuqulka mid ahi soo gaadhay Somalilatoda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Jamhuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamud (Silaanyo) waxa uu dhanbaal hanbalyo ah u diry wadanka Isutaga Imaraadka Carabta isutagii Imaaradda awgeed waxana dhanbaalkaasi Madaxwaynaha oo nuqulka mid ahi soo gaadhay Somalilatoday.com uu u dhignaa isaga oo dhamaystiran sidan

.

 

02/12/2014,War-saxaafadeed :Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Isu-taga Imaaraadka Carabta, isaga oo ku hadlaaya magaciisa iyo ka Shacbiga Somaliland meelkasta oo ay joogaanba, sanad guurada 43-aad ee ka soo wareegtay (Ciidal Itaxaad ) midayntii Imaaraadka Carabta awgeed.

Madaxweynuhu waxa uu dhambaalkiisan Hambalyada ah u dirayaa Madaxweynaha Isu-taga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa Bin Zayed Bin Sultan Al Nahyaniyo shacbiga Isu-taga Imaaraadka Carabta oo ah Dal iyo dad aynu walaalo nahay oo ay inaga dhaxayso xidhiidh walaaltinimo oo qotodheer.

president-silanyo

Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu Isu-taga Imaaraadka carabta iyo Madaxdiisaba Alle uga baryayaa inuu sanadka sanadkiisa ku gaadhsiiyo bash-bash barwaaqo iyo Rayn-rayn,

ALLAA MAHAD LEH

Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

hargeisa/oofice

contact@afkashaabka.com