Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Oo Magacaabay Isuduwa Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Ee Gobolka Saaxil.

0
Wednesday December 03, 2014 - 23:32:26 in by salman abdi
  • Visits: 656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Oo Magacaabay Isuduwa Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Ee Gobolka Saaxil.

    dhanka kalena Qaar kamida Masuuliyiinta Gobolka saaxil ayaa noo Sheegay in aad usoo Dhawaynayaan Khabiirkan Dhinaca Sportiga ah Shaafici Jaamac Aadan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dhanka kalena Qaar kamida Masuuliyiinta Gobolka saaxil ayaa noo Sheegay in aad usoo Dhawaynayaan Khabiirkan Dhinaca Sportiga ah Shaafici Jaamac Aadan

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada ,cayaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa maanta Magacaabay Ruug cadaa xaga sportiga kala Duwan ahaa, Horena Isuduwaha cayaaraha uga Soo Noqday Gobolka saaxil Shaafici Jaamaca aadan,

 

hadaba Ruug Cadaagan Dhinaca Sportiga kala Duwan ahaa Ayaa magacaabistiisa wax siwayn usoo dhaweeyay Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Gobolka saaxil, Khaasatan bahda Sportiga oo lasoo Xidhiidhay xafiiska hadhwanaagnews ee Berbera, waxaana U rajaynayanaa ayay Yidhaahdeen in ilaahay Xilkiisa u Fudeediyo, aad Baanan Ugu kalsoonahay ayay Yidhaahdeen magacaabistiisa in uu isbedel Horleh ku samayn Doono Waaxyaha kala Duwan ee cayaraha Gobolka saaxil ,

 

dhanka kalena Qaar kamida Masuuliyiinta Gobolka saaxil ayaa noo Sheegay in aad usoo Dhawaynayaan Khabiirkan Dhinaca Sportiga ah Shaafici Jaamac Aadan oo Mudo badan Kusoo dhex Jiray Cayaaraha Gobolka Saaxil Khaasatan magaalada Berbera,

 

 

Dabcan Khadka Telofanka oo aanu Kuala Xidhiidhnay Isuduwaha Cusub ee wasaarada cayaaraha Gobolka saaxil Shaafici Jaamac Aadan ayaa nooo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay Xilkan mar labaad Loo soo magacaabay,Waxa uu Yidhi Marna kamaan dheeraan bahda Isbortoga ee Gobolka saaxil oo ilaa intii aan jadgadaa wareejiyay waan la shaqaynaya uun ,waxanan ahaa Gudoomiyaha Xidhiidhka Olanpikada ee Gobolka saaxil, waxaa Yudhi Isuduwe Shaafici Jaamac aadan tani Waxay sii Dar dar galinaysaa uun Shaqadii aan awalba u hayay Dhalinyarada Gobolka saaxil, waxaana rajaynayaa in Anagoo isku duubana in aanu Jihada u qaadi Doono Horumarinta Dhalinyarada Gobolka saaxil,




 

Contact@afkashacabka.com