(BARASAABKA CUSUB EE GOBOLKA TOGDHER OO AAN WALI DHEX MUSHAAXIN SHACABKA UU BARASAABKA U AYAHAY) Maxaa u diday, maxuuse ka aminsanyahay dhex mushaxida?

0
Friday March 14, 2014 - 10:34:05 in by
  • Visits: 1179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (BARASAABKA CUSUB EE GOBOLKA TOGDHER OO AAN WALI DHEX MUSHAAXIN SHACABKA UU BARASAABKA U AYAHAY) Maxaa u diday, maxuuse ka aminsanyahay dhex mushaxida?

    sidaynu ogsoonahay barasaabka cusub ee gobolka togdher waa nin waaya arag ah aqoona u lah bulshada ku dhaqan jamhuuriyada somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sidaynu ogsoonahay barasaabka cusub ee gobolka togdher waa nin waaya arag ah aqoona u lah bulshada ku dhaqan jamhuuriyada somaliland

inteeda badan isagoo bulshada u shaqaynayo haduusan aqoon u lahayn wax ka waydiya bulshada wax ka taqaana halkaa uu ka shaqaynaya.
waxaynu ogsoonahay in barasabka cusub markii loo magacabay barasaabnimada loo shegay in burco u baahan tahay in dadka la isu calool xaaro shaqadiisana uu ka bilaabay iskuulada.
hadaba barasaabka cusub intuu uu jogay waxa uu muujiyay dhaqdhaqaaq uu kaga hortagayo waxii uu ka aamin sanaa gobolka ee aha qabyalada taasoo ah mid ay buunbuuniyaan dadka intisa yar runta ay tahay in dadkan ay yihin dad walalo ah, xamasadana ay iska jirto.
hase ahatee wali lama arag isagoo dhex mushaxaya suuqyada kala duwan ee magaalada burco.
hadaba su aalaha la is waydinaya waxay tahay basarabka ya ku xeron oo uu talada ka qataa?

jawaabta waxay tahay sida aynu ka aqrisanay website yada markuu soo galay barasaabka hadaladisa sida ay shegen waxaa laga hayaa isuduwayaasha waxaynu isku waraysan donaa oo aynu samaysan dona marfash aynu isku waraysano,
marka waxay noqonaysa didma ma'ahane janiska u samixi wayay/
jawaabta kale waxaynu orankarnaa aaminsanaanta dhex mushaaxida waxay tahay isagoo doonaya in meel dhexe loogu soo hagaago, si uu raaco wadadii loo jeexay ee ahaa magaladu waa laba damood.
ANIGOO AH MUSHARAXA MADAXWAYANA MUSTAQBALKA WAXAAN KULA DARDAARMAYAA BARASABKA BURCO IN UU NOQDO MID KA SHAAHA HALKA AY BULSHADA ISKU ARAGTO EE AH MAQAAXIYAHA IYO SUUQYADA KALA DUWAN SIDII HOREBA LOOGU ARKI JIRAY BARASABKII KA HOREYAY, MAGALADANA WAA MAGAALO CAAFIMAD QABTA DADKEDANAHA YAHAY MID ISKU DUUBAN XAMASADEEDANA AY SARAYSO MARKA WAX LA QOONSADO LAKIN WAA DAD CALOOL XARAN WAXADNA KA AAMINTAA DAD XAMASADA AY JIDHO SIDA KALE AY YIHIN DAD MADAX LOO NOQON KARO.

f.president: mohamed osman haji
Email:awaadan5@hotmail.com