Madaxwaynaha DDSI Iyo Wafdi Uu Hogaamin Oo Maanta U Anbabaxay Magaalada Assosa Oo Ka Dhacaya Xuska 9aad Hidhaar

0
Friday December 05, 2014 - 14:15:03 in by Burco Office
  • Visits: 1536
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha DDSI Iyo Wafdi Uu Hogaamin Oo Maanta U Anbabaxay Magaalada Assosa Oo Ka Dhacaya Xuska 9aad Hidhaar

    Waxaa Maanta Magaalada Jigjiga Ka Anbabaxay Madaxwaynaha DDSIMudaneCabdi Maxamuud CumarIyo Wafti Kuwehelinaysay Oo Ay Kamid Ahaayeen Gudoomiyaha Xisbiga Ahna Afhayeenka Baarlamanka DDSIMudaneMaxamed Rashiid Isaaq,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Maanta Magaalada Jigjiga Ka Anbabaxay Madaxwaynaha DDSIMudaneCabdi Maxamuud CumarIyo Wafti Kuwehelinaysay Oo Ay Kamid Ahaayeen Gudoomiyaha Xisbiga Ahna Afhayeenka Baarlamanka DDSIMudaneMaxamed Rashiid Isaaq,
  •  Wasiirka Dakhliga DDSIMudaneAxmed Maxamed Shugri, Madaxa Xarunta Dhexe Ee XDSHSIMudaneCabdicasiis Maxamed Cabdi, Maareeyaha Guud Ee Kulliyada Waxbarshada EeDr. CabdimajiidMudaneC/Laahi Yuusuf WeerarIyo Masuuliyiin Kale.

    Madaxwaynaha Iyo Waftigan Ayaa U Anbabaxay Si Ay Uga Qayb Qaataan Munaasibada Wayn Ee Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya Oo Kadhacaysa Magaalada Assosa Ee Deegaanka Benishangul-Gumuz. Munaasibadan Oo Noqonaysa Xuskii 9aad Ee Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya Ayaa Laqabtaa Sanad Walba29 Bisha HidhaarEe Tirsiga Taariikhda Dalka Oo Ku Aadan Maalinta Iniinta Ee Fooda Inagu Soo Haysa.

    Munaasibadan Qaran Oo Ahmiyad Wayn U Leh Shucuubta Iyo Qoomiyadaha Reer Itoobiya Astaanna U Ah Walaaltinimada Qoomiyadaha Ayaa Waxaa Kasoo Qayb Gala Madaxda Dalka Iyo Deegaanada, Masuuliyiin Iyo Marti Sharaf Aad U Balaadhan.

    Waxaa Xusid Mudan In Munaasibadii 8aad Ee Xuska Qaranka Maalinta Qoomiyadaha Lagu Qabtay Xarunta DDSI Ee Magaalada Jigjiga Taasoo Ahayd Markii Ugu Horaysay Ee Deegaanka Lagu Qabto Munaasibad Qaran Oo Waynidaas Leh Islamarkaana Taariikh Gaar Ah U Ahayd Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

  • jigjiga/Office

  • contact@afkashacabka