Maxkamada Caalamiga ah ee Danmbiyada ee ICC, Oo Iclaamisay In Ay Laalaabtay Dacwadii Ka Dhanka Ahayd Madaxweynaha Kenya

0
Friday December 05, 2014 - 23:53:17 in by salman abdi
  • Visits: 670
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Caalamiga ah ee Danmbiyada ee ICC, Oo Iclaamisay In Ay Laalaabtay Dacwadii Ka Dhanka Ahayd Madaxweynaha Kenya

    Xafiiska dacwad oogaha Maxkamadda ICC, ayaa iclaamiyay in aanay u haynin eedaymahan wax caddayn oo ah ku filan oo si cad u muujinaysa in Madaxweynaha Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiska dacwad oogaha Maxkamadda ICC, ayaa iclaamiyay in aanay u haynin eedaymahan wax caddayn oo ah ku filan oo si cad u muujinaysa in Madaxweynaha Kenya


 Dacwad ooggayaasha Maxkamada Caalamiga ah ee Danmbiyada ee ICC, ayaa daboolka ka qaaday in ay laalaabeen eedaymihii ka dhanka ahaa Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.


Madaxweyne dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa loo haystay eedaymo la xidhiidha in uu galay dembiyo ka dhan ah Ibani’aadamnimadda xilligii ay socdeen isku dhacyadii rabshadaha watay ee dhiiga badani ku daatay
Xafiiska dacwad oogaha Maxkamadda ICC, ayaa iclaamiyay in aanay u haynin eedaymahan wax caddayn oo ah ku filan oo si cad u muujinaysa in Madaxweynaha Kenya, uu galay danbiga lagu soo oogay, waxaana dacwad oogaha loo diiday in la siiyo wakhti dheeraad ah oo kiiska ku diyaariyo ee ka dhacay wadanka Kenya sanadkii 2008-dii.   




 

Contact@afkashacabka.com