Warbaxin:Haweenka Dunida Oo Ka Mushahar Yar Ragga Adduunka

0
Friday December 05, 2014 - 23:56:02 in by salman abdi
  • Visits: 780
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbaxin:Haweenka Dunida Oo Ka Mushahar Yar Ragga Adduunka

    Warbixin cusub ayuu ururka shaqaalaha caalamiga ku sheegay in haweenka qeybo badan oo dunida ah qaataan mushahar ka yar kan ragga iyadoo ay ka wanaagsan yihiin aqoon, khibrad iyo wax soosaarba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixin cusub ayuu ururka shaqaalaha caalamiga ku sheegay in haweenka qeybo badan oo dunida ah qaataan mushahar ka yar kan ragga iyadoo ay ka wanaagsan yihiin aqoon, khibrad iyo wax soosaarba.


Afhayeenka ururka ayaa sheegay in haweenka ay ka darajo sareeyaan ragga marka loo fiiriyo mushahar qaadashada.

 


Haweenay Afhayeen ah oo u hadashay ururka oo joogto Geneva, Kristen Sobeck, ayaa sheegtay in waxyaabo badan ay saameyn ku yeesheen faraqa mushaar bixinta oo si balaadhan ay ugu kala duwan yihiin dalalku.

Waxay sheegtay in hooyonimada ay badi tahay sababta keentay arrintaas, loona baahan yahay haween badan inay qabtaan jagooyinka maamulka.

Contact@afkashacabka.com