Dalka Soomaaliya Oo Kaalinta Koobaad Ka Galay Wadamada Ugu Musuq Maasuqa Badan Caalamka.

0
Saturday December 06, 2014 - 09:38:38 in by Burco Office
  • Visits: 828
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Soomaaliya Oo Kaalinta Koobaad Ka Galay Wadamada Ugu Musuq Maasuqa Badan Caalamka.

    Warbixin cusub ee ay sanadkan soo saartay Ururka Transparency International ayaa looga hadlay heerka musuq maasuqa caalamka, iyadoo dalka Soomaaliya ee ay jaarka yihiin Somaliland uu kaalinta koobaad ka galay Musuq maasuqa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixin cusub ee ay sanadkan soo saartay Ururka Transparency International ayaa looga hadlay heerka musuq maasuqa caalamka, iyadoo dalka Soomaaliya ee ay jaarka yihiin Somaliland uu kaalinta koobaad ka galay Musuq maasuqa.


Soomaaliya ayaa wali ku jirta kaalinta ugu horeysa liiskan, oo marka dhinca tirada noqonaysa kaalinta ugu danbeysa ama dalka ugu hooseeya liiska, waxaana jirin ilaa iyo hada in ay sare uga soo kacday liiskan oo sanadkiiba la soo saaro, sanadihii 2013 iyo 2012 ayay si isku mid ah kaalinta ugu hooseysa ka gashay dalalka ugu musuq maasuqa badan.

Afar dal oo dalalka Scandanvian-ka iyo New Zealand ayaa galay kaalinta ugu horeysay dalalka uu musuq maasuqooda uu yar yahay, waxaana ka mid ah dalalka Denmark, New Zealand, Finland, Sweden iyo Norway.

Sidoo kale shanta dal ee ugu hooseysa ayaa waxaa ka mid ah Soomaaliya, Afghanistan, Sudan, Waqooyiga Kuuriya iyo South Sudan, kuwaasoo lagu tilmaamay inay yihiin kuwa ugu musuq maasuqa badan.

Soomaaliya iyo Waqooyiga Kuuriya ayaa ku jira kaalinta ugu hooseysa, waxayna galeen kaalinta 174aad, waxaana tani ay soo if bixineysaaa heerka musuq maasuqa ee wadamadaas ay ka gaareen sanadkan oo kaliya.

Liiska 17-ka dal ee ugu horeeya ee uu Musuq maasuqooda uu yar yahay

musuq

Liiska 17-ka dal ee ugu hooseeya ee uu Musuq maasuqooda uu badan yahay yahaymusuq2

contact@afkashacabka.com