Munaasibad Lagu Shaacinaayay Musharax Saleeban Axmed Carab Oo U taagan Doorashada Baarlaamka 2015ka Oo Xalay Ka Dhacday Magaalda Burco (Daawo Sawiro)

0
Monday December 08, 2014 - 12:30:30 in by Burco Office
  • Visits: 885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasibad Lagu Shaacinaayay Musharax Saleeban Axmed Carab Oo U taagan Doorashada Baarlaamka 2015ka Oo Xalay Ka Dhacday Magaalda Burco (Daawo Sawiro)

    Munisabad Lagu Shaacinayay Xildhibaan Utaagan Golaha Barlamanka Somaliland ee Gobolka Togdheer Eng Saleban axmed Carab Aya Xalay Lagu Qabtay Hotel City Plaze ee Magalada Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munisabad Lagu Shaacinayay Xildhibaan Utaagan Golaha Barlamanka Somaliland ee Gobolka Togdheer Eng Saleban axmed Carab Aya Xalay Lagu Qabtay Hotel City Plaze ee Magalada Burco


 

Munasibadani Oo ahayd Mid Siheersare ah Lo Agaasimay Ayaa waxa Ka Soo Qayb Galay Xildhibaano Ka Socday Buhodle Gudomiya Xisbiga Muxafadka ee Kulmiye ee Gobolka Tigdheer Cuqaal, .Waxgarad ,Dhalainyaro Iyo Haween Tiro Badan

Waxa ugu Horaynab Munasibadani Furay Caaqil Xasan Dhuxyare Oo Ku Dhawaaqay In Eng Salebaan Utaagan yahay Golaha Barlamanka Somaliland ee Sosocda Ka Deegan Ahaan OO u Isagu Ka Sharaxan Yahay Waxana Hadaladisi Ka Mid Ahaa Sida Tan” Waxa aan manta Iskugu Nimid Shaacinta Xidhibaan Eng Salebaan Axmed Carab Oo Ka Sharaxan Gobolka Togdheer Si Mugleh La Iskugu Gartay In Noqdo Xildhibanada Golaha Barlamanka ee Socda”

 

Waxa iyaguna Munasibadani Ka Hadlay Saciid Maxmud Shilis , Saciid Fooda Cade ,Koos Xuseen Bile, C/laahi Carte Oo si Iskumada Usoo Dhawayay Xildhiban Salebann Axmed Carab sheegayna inay Tageersan yahiin Xidhibaanka Hadaldodina waxa Kamid ahaa Siadatan "Waxa aan Si Mugleh oo Misaankeeda Leh Usoo Dhawaynaynaa Xildhiban Salebaan Waxa aaan leenahay waan Ku Tageersanahay waan Ku Codayna Yar iyo Waynba Xildhibaanku waxa Ku Hawlanan Jiaray Dhisida Guryaha Barkadaha iyo Waxii Lamid ka ah Hadii U Xildhibaanku Ku Gyulaysatana waa Kasii Badanaya Dadaalkisa "

 

Waxa Iyaguna Munasibadani Ka Hadlay Gudamiyaha Xisbiga Muxafadka ee Kulmiye ee Gobolka Togdheer Sahal Adan ,Qaasim Sheekh Farax Oo Kimda Xidhibanada Degmada Buhoodle,C/lahi Jamac Gudomiya ah Dhalinyarada Deganada u kaso jeedo Xidhinbanku Oo Si iskumada Utageeray Unasoo Dhawayay Hanka iyo Himalada Xildhibanimo ee Eng Saleban Waxana Hadaladi Kamid aha”Waxa Uu Xildhibaan Saleban ka Sharaxan yahay Xisbiga Talada Haye ee Kulmiye wana an ku Tageerayna Shacintiisa wana uu uqalmaa Xildhibanimada waxana Laga Dorondona Dhaman Gobolka Togdheer iyo Agagarkisa Wana Xildhibaan Ka Sheeqaya Samafalka iyo Hormarinta Bulshada”

 

Waxa Ugudanbaynti Isaguna Munasibadani ka Hadlay Xildhibankan Cusub Oo Munasibadani Losamyay aya Sheegay In uu Waxqabad samayn doono Hadii La Dorto Hadaladisana waxa ka mid ahaa Sida Tan”Waxa aan Idinka Mahadcelinayaa Sida Baladhan ee Aad Igu Mujiseen Tageerada wayn ina Garab istagteen waxa Wa Habeen Farxad leh Oo Anan Ilawidonin Waxan an idinku Hayn doona Labta Hadii Aaan Ku Gulaysto Waxa aan Balanqaadaya Inaan Idinla Shaqayndono Oo Aan Hormarindoono Deganada iyo Gobolka Aan Kasoo Jeedo Waxana Ilahay Ka Baryaya In Hadii Khay Ku Jiro Ilahay Igu Guleeyo Hadi aan Khayr Ku Jirin Aan Igu Gulayn "

Waxa Gababadi Duco Iyo Dardaraan Halkaasi ka jeediyay Caqil Xasan Dhux Yare In Ilahay Ku Gulayo Hanka iyo Himilada Xildhibanka

Cabdirisaaq Cabdilaahi aadan (koronto)

afkashacabka.com

Burco/Office