Daawo Afkashacabka Tv : Diyaaradaha Israel Oo Duqayey Dalka Suuriya

0
Monday December 08, 2014 - 16:36:51 in by Burco Office
  • Visits: 551
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Afkashacabka Tv : Diyaaradaha Israel Oo Duqayey Dalka Suuriya

    Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa duqayn xoogan ka gaystay goobo ku yaala duleedka magaalada caasimadda u ah dalka Suuriya ee Dimishiq, waxaana la arkayay meelihii duqayntaasi lagu bar tilmaameedsaday oo dab iyo olol ka kacay. Dawlada Suuriya ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa duqayn xoogan ka gaystay goobo ku yaala duleedka magaalada caasimadda u ah dalka Suuriya ee Dimishiq, waxaana la arkayay meelihii duqayntaasi lagu bar tilmaameedsaday oo dab iyo olol ka kacay. Dawlada Suuriya ayaa shaacisay duqaynta diyaaradaha Israel ee lagu bar tilmaameedsaday sida ay sheegtay Suuriya labo goobood oo mid ku taalo duleedka garoonka diyaaradaha ee magaalada Dimishiq, laakiin tiradda khasaaraha lama sheegin, sidoo kale dawlada Israel Ayaan iyadu ka hadal duqaynta diyaaradaheedu ka fuliyeen dalka Suuriya

.

contact@afkashacabka.com