ISKU AADKA WAREEGA SADDEXAAD EE FA CUPKA OO LA SOO SAARAY, KOOXAHEE AYAYSE KU DHACEEN KOOXAHA WAA WAYNI;

0
Tuesday December 09, 2014 - 08:31:01 in by Burco Office
  • Visits: 1112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ISKU AADKA WAREEGA SADDEXAAD EE FA CUPKA OO LA SOO SAARAY, KOOXAHEE AYAYSE KU DHACEEN KOOXAHA WAA WAYNI;

    Waxaa hadda la soo saaray isku aadka wareega saddexaad ee FA Cupka, waxaana hadda wareegan ku soo biiray kooxaha waa wayn;

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa hadda la soo saaray isku aadka wareega saddexaad ee FA Cupka, waxaana hadda wareegan ku soo biiray kooxaha waa wayn;

ee horyaalka ingiriiska. kooxda koobkan difaacanaysa ee Arsenal ayaa ku dhacday kooxdii ay finalkii FA Cupka ku garaacday 3:2 ee Hull City. Arsenal ayaana kooxda Hull City ku soo dhawayn doonta garoonkeeda Emarites Stadium.arse

Dhinaca kale kooxda Brendan Rodgers ee Liverpool ayaa u safri doonta kooxdaAFC Wimbeldon. kulanka dhex mari doona kooxaha AFC Wilbeldon iyo Liverpool ayaa xusuus gaar ah yeelan doona waxaana lagu xusuusan doonaa finalkii sandkii1988 markaas oo ayWimbeldon 1:0 Liverpool kaga adkaatay.

Manchester City ayaa Etihad Stadium Ku soo dhawyn doonta kooxda Sheffield Wednesday halkan Chelsea ay iyaduna nasiib uga yeelatay inay Stamford Bridge ku soo xaraysato kooxda Watford. Man United ayaa marti u noqon doonta mid ka mid ah labada kooxood eeAccrington/Yeovil. Kulamada wareega saddexaad ee FA Cupka ayaa la ciyaari doonaa horyaanta bisha Janaayo ee sanadka cusub ee 2015. Waxaana wareegan saddexaad ku tartami doona 64 kooxood.

Isku aadka Wareega 3-aad ee FA Cupka oo Dhmaystiran:

Arsenal v Hull

Southampton v Ipswich

Stoke v Wrexham

Charlton v Blackburn

Dover Athletic v Crystal Palace

AFC Wimbledon v Liverpool

Manchester City v Sheffield Wednesday

Aldershot/Rochdale v Nottingham Forest

West Bromwich Albion v Gateshead

Blythe Spartans v Birmingham

Aston Villa v Blackpool

Rotherham v Bournemouth

Huddersfield v Reading

Oxford/Tranmere v Swansea

Cardiff v Colchester

Bolton v Wigan

Sunderland v Leeds

Burnley v Tottenham

Millwall v Bradford

Derby v Southport

Brentford v Brighton

Fulham v Wolves

Leicester v Newcastle

Scunthorpe/Worcester v Chesterfield

Everton v West Ham

Cambridge/Mansfield v Bury/Luton

Chelsea v Watford

Barnsley/Chester v Middlesbrough

QPR v Sheffield United

Accrington/Yeovil v Manchester United

Preston v Norwich

Doncaster v Bristol Cup





Contact@afkashacabka