Munaasibad Lagu Soo Bandhigaayey Qaybtii Koowaad Buug Uu Qoray Proff C/Salaan Maxamed Xusein Magaalada Laascaanood Daawo Sawirada

0
Thursday December 11, 2014 - 20:29:08 in by Burco Office
  • Visits: 1028
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasibad Lagu Soo Bandhigaayey Qaybtii Koowaad Buug Uu Qoray Proff C/Salaan Maxamed Xusein Magaalada Laascaanood Daawo Sawirada

    Proff C/Salaan Maxamed Xusein oo ah Qoraa Soomaaliyeed aya So Bandhigey Qaybtii Koowaad ee Buugaag uu Qorey , Kuwaasoo ah Manhajyo Af-Somali Kuqoran oo 5 Buug oo uu Qorey. Qoraaga ayaa Wuxuu Qorey 5 Buug oo Kala Ah :

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Proff C/Salaan Maxamed Xusein oo ah Qoraa Soomaaliyeed aya So Bandhigey Qaybtii Koowaad ee Buugaag uu Qorey , Kuwaasoo ah Manhajyo Af-Somali Kuqoran oo 5 Buug oo uu Qorey. Qoraaga ayaa Wuxuu Qorey 5 Buug oo Kala Ah :


1:Buuga Manhajka Af-Somaliga Dugsiyada Sare oo ah Buug Ka Hadalaya Dhaqanka iyo Hidaha Soomaaliyeed oo ah 225 Bog.
2:Buuga Xisaabaadka Maaliyada oo Ah Buug ka Hadlaya Shuruucda Bandhigaya Caalamiga ah iyo Xisaabkooda (600 Page )
3:Manhajka Dhaqaalaha iyo Anshaxa Ganacsiga oo ah Buug Ka Hadlaya Basarka Gnacsiga iyo Hormarkiisa (112 Page).
4:Buuga Manhajaka Cuntada iyo Caafimaadka oo h Buug Ka Hadalya Caafimaadka iyo Cuntooyinka iyo Nadaaafada ( 100 Page)
5:Buuga Afka iyo Dhaqanka oo ah Buuga Ka Hadalaya Luuqada Somaliga Isna Waa (1000 Page).Laakiin Waa Afar Qaybood
6: BuugaBuuga Higaada oo ah Buuug Caruurta Laga Baro Higaada iyo Akhriska Isna Waa (60 Page ).
INtaa Waxa Sii Dheer Buug uu Ka Qorey Qaadka iyo Dhibaatooyinkiisa .
Proff ayaa Lixdan Buug ku Soo Bandhigey maanta Hotel Al-Mustaqbal oo ah Xarrunta Ganacsiga Gobollka Sool . Sida uu Sheegey Proff /Salaana Tunku Wuxuu Wadey Buugaagtan Marka Laga Reebo Buga Xisaabaadk Maliyaadka iyo Ka Higaaada Wuxuu Qorey 24 Bilooda Gudood.
Hadan Wuxuu Ku Tala jiraaa Inuu So Dhameeyo Qoraalkaa Buugaagtaa 24 Ka Bildood ee Soo Socda Iyadoo ay u dhaheen 10 Buug oo Kale oo uu Qoraalkooda Gacanta ku Hayaa Hada , Guud ahaana Waa 16 Buug oo uu Doonayey inuu Ku Qoro Mudo 4 Sano ah .
Magaalada Laaascaanood ayuu Qoraagu keeney 2 Casho Ka hor 2000 Bug Wax Ka Badan , Iyadoo Maaanta Magaalada Looga Dareerey In Bugaagtaa La Wada Akhristo

 

Magaalada Looga Dareerey In Bugaagtaa La Wada Akhristo

Daawo Saiwrada  Dheeri ah

 

1234105678910 1213141516171819 1213141516171819   contact@afkashacabka.com