Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Mujaahid Cabdi Kiinaal Oo Geeriyooday

0
Friday December 12, 2014 - 21:48:28 in by salman abdi
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Mujaahid Cabdi Kiinaal Oo Geeriyooday

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii,

Qaraabadii, Ehelkii, iyo Asxaabtii uu ka baxay Mujaahid Cabdi Axmed Cismaan (Cabdi Kiinaal) oo ku geeriyooday 12/12/2014 Hargeysa laguna aasay.


Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii,Ubadkii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.